Armaan Haggio

Armaan Haggio Instagram – Bismillah
Hooyo Hooyo Hooyo
Everyday it’s Mother’s Day Alhamdullilah
Qof’na kama sheekeyn karo qof’na ma dareemi karo dhibaatada, xanuunka, Rafaadka, Oon’ka, murugada, iyo garashada hooyadu lee’dahay

Qof’walba wuu ogyahay wuuna ka dheregsan’yahay
Marka ugu horeeyso ka Duceyso hooyadaa una duceey hooyo walbo si ay kugu fududaato hami walbo aad leedahay iyo rajo walbo oo nool

Caasi waalideyn adiga keli ma tihid waxaa ku wehliya kuwo iyaga caawinaada hooyo isku qasba kana muuqato gafuur taag iyo carab aan nasasho laheyn

Haddaba jannada haddey dhex’taal lugaha hooyo
Dantaada maxay noqon kartaa. Inaad ka faa’ideysato mise inaad dulmiso
JANNADII OO QOF AH Masha allah

Today it’s not mother’s day because everyday it’s Mother’s Day Alhamdullilah Hooyo I love you so much waxaan alle ka baryaa inuu naga dhigo nooli caafimaad iyo cimri dheer ku kulma iyo inti muslim ah insha allah

Danta hooyo waa carruurteeda oo Farxad ku nool iyo caafimaad inta dhimateyna allah ya rahma amein

FARXADEENA WA CAAFIMAAD’KA WAALIDKEENA
make click your family #HooyoHaggio #Haggiofamily #Haggioson | Posted on 08/May/2022 14:57:47

Armaan Haggio
Armaan Haggio

Check out the latest gallery of Armaan Haggio