Armaan Haggio

Armaan Haggio Instagram – FARXADEENU WAA CAAFIMAADKA WAALIDKEENA

Guusha waxaa lagu gaaraa wanaag iyo adkeysi
Samir iyo dulqaad farxad iyo kalsooni
Iyo inaadan marnaba qof xumaan u geysan kuna deysan hadduu kuu geysto xitaa

Waxaan Farxada la qeyb’saneynaa our young brother Asad Hagio oo shirkadda YOUTUBE awaal’marin GOLD ah usoo dirtay noqdeyna No one Somali YouTuber

Waad is taahishaa waadna u qalantaa walal

Waxaan kuu rajeynaa cimri dheer iyo caafimaad

FARXADAADU WAA NASASHADEENA

TEAM 27 WERE LOVE YOU ❤️ | Posted on 22/Nov/2022 04:19:40

Armaan Haggio
Armaan Haggio

Check out the latest gallery of Armaan Haggio